Rolf waxa uu soo qaatay baakad ay hooyadii u soo dirtay. Markii uu guriga u sii socday ayuu roob soo tiixay. Waxa uu orday si aanay baakadda quruxda badani uga qoyin. Laakiin talow maxaa ku jira baakaddan dheer ee dhuuban?
Rolf waxa uu helay baakad
Fleischer, Rune
Somali