Somali

Som noget helt nyt kan du nu læse e-bøger på somali. God læselyst!

E-bøger

Waa uu yar yahay oo degdeg badan yahay. Waxa uu aad ugu fiican yahay kubbadda. Buug af fudud ku qoran oo ku saabsan ciyaartoyga kubbadda cagta ee Lionel Messi oo loogu talogalay carruurta si uu kor u qaado akhriskooda.

Messi

Søndergaard, Per Straarup

Rolf waxa uu soo qaatay baakad ay hooyadii u soo dirtay. Markii uu guriga u sii socday ayuu roob soo tiixay. Waxa uu orday si aanay baakadda quruxda badani uga qoyin. Laakiin talow maxaa ku jira baakaddan dheer ee dhuuban? Waxa buuggan loogu talagalay da’da ka weyn 6 jir.

Rolf waxa uu helay baakad

Fleischer, Rune

Buuggaan waxa uu ku saabsan yahay wiil yar oo orod badan. Waxa uu aad ugu fiican yahay kubbadda cagta. Buuggaan afka fudud ku qoran waxa uu ku saabsan yahay ciyaartoyga kubbadda cagta ee Lionel Messi oo loogu talogalay carruurta si uu kor u qaado akhriskooda.

Ronaldo

Bejder, Peter

Aamina waa qaxooti ka soo qaxday Soomaaliya oo timid Iswiidhan. Hooyadeed wali waxa ay ku sugan tahay dalkeeda uu dagaal baabiiyay, waxaana la jooga Aamina walaalaheed oo yar iyo inaadeerkeed oo xanuunsanaya. Aamina lacagteedii oo dhan oo ee ay meel ku kaydsatay, waxa ay u dirtaa hooyadeed. Aamina markii ee baratay ciyaaraha orodka atleetikada waxa ay noqotay qof xirfad sare leh oo ay dadka kale oo dhan ka badiso.

Aaminaay carar!

Drewsen, Annelie
Vis alle